HomeAll newsDiiradda Jimcaha: "Maxaa Ka Hir Galay Ballan Qaadyadii Farmaajo 2 Sano Kadib"?...

Diiradda Jimcaha: “Maxaa Ka Hir Galay Ballan Qaadyadii Farmaajo 2 Sano Kadib”? (Dhageyso)

Barnaamijka Diiradda Jimcaha, waxaa usbuucan lagu falanqeeyay waxa ka hir galay ballan qaadyadii madaxweynaha “DF” Maxamad Cabdullaahi Farmaajo. Gaar ahaan ballaan qaadyadiisii ku saabsanaa Ammaanka, Siyaasadda, xaq dhowrka bulshada iyo kuwa kale.

Barnaamijka waxaa ka qeyb galay falanqeeye-yaal xog ogaal u ah mowduucan iyo dhageystayaal dadlka iyo dibadda kala jooga oo aragtidooda soo dhiibtay.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 14-09-2018

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular