HomeAll newsTaliyihii Degmada Hodan iyo Saraakiil kale oo ku dhintay Howlgalkii Maanta.

Taliyihii Degmada Hodan iyo Saraakiil kale oo ku dhintay Howlgalkii Maanta.

Faafaahin ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashey camaliyadii istish-haadiga ee barqinimadii maanta lagu weeraray xarunta maamulka degmada  Hodan ee gobolka Banaadir.

Camaliyadan oo ay ku dhinteen tobaneeyo ruux oo isugu jira ciidamo iyo saraakiil ayaa dadka ku dhintay waxaa kujira Taliyihii ciidamada police-ka ee degmada Hodan, iyo Sandheere Siciid Boolow oo kamid ahaa waaxda Canshuuraha ee gobolka Banaadir.

Khasaare aad u badan ayaa jira oo uu sababay howlgalkan nafhurnimada ee ka dhacay degmada Hodan, waxaana aad u hadal haya saraakiisha iyo laamaha kala duwan ee dowladda.

Qal-qal iyo cabsi ayaa soo wajahday xubnaha dowladda iyo xarumaha degmooyinka, waxaana ay ka baqayaan in lagu soo qaado weeraro xoogan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular