HomeAll newsCayaaro Cajiib ah oo loogu Dabaaldagayo Ciidul-Adxa oo lagu qabtay Saakow(Sawiro)

Cayaaro Cajiib ah oo loogu Dabaaldagayo Ciidul-Adxa oo lagu qabtay Saakow(Sawiro)

Wilaayaadka Islaamiga ah Waxaa Ka Dhacay Fantasyaha Munaasabada Ciidul-Adxa,

Magaalada Saakow Ee Jubada Dhaxe ayaa Kamid ah Magaaloyinka Sida Weyn Looga Dabaaldagay Munaasabada Ciidda.

Fagaare Ku yaala Magaalada waxaa Lagu Qabtay Shalay iyo Maanta Cayaaro Si aad ah Uga Qosliiyay una soo jiitay Daawadayaasha.

Boqollaal Ruux oo Ka kooban Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Muslimiinta ayaa Salaadda Casir Kadib Tagay Fagaaraha Lagu soo Bandhigayay Fantasyaha.

Cayaaraha Lasoo Bandhigay Waxaa Kamid ah Xarig-Jiid Orod, iyo Kuwa Kale oo Aad usoo jiitay bulshada.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirrada Fantasyaha Ciidda Ee Magaalada Saakow.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular