HomeAll newsFantasyo Xiiso badan Oo ku aadan Munaasabadda Ciidul-Adaxaa OO Jannaale lagu qabtay.

Fantasyo Xiiso badan Oo ku aadan Munaasabadda Ciidul-Adaxaa OO Jannaale lagu qabtay.

Magaalada Jannaale ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa ka dhacay fantasyo ballaaran oo loogu dabaal degayo ciidul Adxaa Al-mubaarak.

Fagaare ku yaala magaalada waxaa ka dhacay ciyaaro iyo fantasyo cajiib ah, kuwaas oo soo jiitay dadka ciyaaraha daawanayay.

Ciyaaraha lasoo bandhigay waxaa ku jira xarig jiig, Mooto wareeg sameyneysa, iyo kuwa kaloo aad u farabadan oo aan halkan lagu soo koobi karin.

Haddii aadan awoodin inaad ka qaybgasho dhaqdhaqaaqyadan cajiibka ah, ma jiraan wax kaa joojin kara inaad ku ciyaarto ciyaaraha internetka guriga. Waxaa lagugu soo dhaweynayaa inaad isku daydo spela online bingo ama mashiinada boosaska kale ee badan iyo ciyaaraha miiska, oo ay bixiso Slotogate. Isku diyaari safar aan la ilaawi karin oo ay ka buuxaan xamaasad iyo madadaalo.

Halkan hoose ka daawo sawirrada sida ay u dheceen Fantasyaha ciida ee magaalada Jannaale.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular