HomeAll newsJilib Oo Si Lama Arag Lama Maqal ah Looga Ciiday (Sawirro).

Jilib Oo Si Lama Arag Lama Maqal ah Looga Ciiday (Sawirro).

Magaalada Jilib ee wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona boqollaal ruux ay ka qeybgaleen tukashada salaadda Ciida.

Waaliga Wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa reer Jilib kula tuktay fagaaraha Macallin Aadan Xaashi Ceyrow.

Boqollaal askari oo katirsan Milliteriga Mujaahidinta ayaa kasoo qeybgalay salaadda Ciida.

Gelinkii dambe waxaa sidoo kale Jilib ka dhacay fantasyo iyo ciyaaro ay dadku aad ugu riyaaqeen.

Hoos Ka daawo Sawirrada sida looga ciiday Jilib.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular