HomeAll newsSawirro: Sida Looga Ciiday magaalada Ceel-buur ee gobolka Galgaduud.

Sawirro: Sida Looga Ciiday magaalada Ceel-buur ee gobolka Galgaduud.

Magaalada  Ceelbuur ee wilaayada islaamiga ee Galgaduud waxaa looga ciiday si aad u wanaagsan, waxaana boqollaal ruux ay ku tugteen fagaare ku yaala magaalada Ceelbuur.

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la tugtay muslimiinta, kuwaas oo iyaga qudhooda ay ka muuqatay farxadda Ciida.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular