HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Taariikhda Sh/Jaamac Aadan.

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Taariikhda Sh/Jaamac Aadan.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu lafa guro mawaadiicda muhiimka ah ee todobaadka ugu hadal heynta badan amaba kuwa gaar ah oo aan is leenahay faa’iidow ayaa bulshada ugu jirta, waxaana ku marti qaadnay dad ku haboon hadba mowduuca laga hadlayo.

Usbuucan waxaa barnaamijka lagu soo qaatay taariikhda Sheekh Jaamac Aadan, oo kamid ahaa culimada diinta islaamka kuna geeriyooday habeenkii sabtidii lasoo dhaafay gobolka Sh/hoose.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa Sheekh Suldaan Maxamad “Aala Maxamad” oo kamid ah mas’uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, aqoon dheerna u lahaa Sheekha.

Halakan Ka Degso Diiradda Jimcaha 03-08-2018

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular