Soomaaliya oo shIsheeye cadaan iyo madowba leh ku soo duulay subax waliba waxay dadkeedu la kulmaan wixii ka dhici lahaa wadan gumeysi ku jira sida, dil kufsi, xabsi gelin, handadaad, jidadka oo la xiro, beeraha oo cagaf la lagu xaaqo, guryaha iyo meelaha kale ee muhiim ah sida ceelasha biyaha oo ciidamadu xoog ku degaan iyo dhibaatooyin kale oo aan halkaan lagu soo koobi Karin.
intaa waxaa dheer in la gurto dhaqaalaha ka soo xarooda dekadaha, garoomada diyaarada iyo in maraarkiib lagu rarto kalluunka iyo khayraadka kale ee badda soomaaliya ka buuxa, waxaana intaa dheer in shirikadaha shidaalku saacad waliba baarayaan meelaha badda gudaheeda ah ee shidaalka laga heli karo iyadoo wixii kale ee berriga laga helayana aan la hilmaansaneyn.
Reer miyiga ayay shisheeyuhu mararka qaar ka qashaan xoolaha intaan ugama ekaadaana waxay xiliyada qaar ka la laayaan wixii xoolo ah ee ay u suuro gasho iyagoo adeegsanaya gentaalaha diyaaradaha ku rakiban, hubka waaweyn ee gaadiidka dhulka ee dagaalka ku xiran iyo qoryaha daran dooriga u dhaca ee ciidaamadu qaataan.
Gobalka gedo ayaa iyo jubooyinka qaybo ka mid ah iyo meelo kale dad ku dhaqnaa ayaa sanadihii la soo dhaafay xoolo laga laayay.
Shisheeyuhu wuxuu bulshada ka xushay amaba aruursaday inta liidata ee sandareerta raac amaba iimaanlaawaasha ah kuwaasoo xil iyo waxay dhuunta marshaan mooyee inta dadka diinta iyo damiirka lihi dhowrtaan albaab bir ah oo weyn laga saaray.
Madaxda soomaalida ah ee lagu adeeganayo waxay dhiibeen dalka iyo dadka si aakhirka Kenya iyo itoobiya soomaalida loogu kala daro oo la marsiiyo dariiqii soomaalidii labadaas wadan qoriga caaradiisa shisheeyuhu horay ugula kala daray oo kale.
Arimahaan waxay dhacayaan iyadoo dalka uu ka socdo jihaad ay hormuud u tahay xarakada shabaabul mujaahidiin oo dagaal kula jirta shisheeyaha iyo cid kasta oo safkiisa joogta af iyo adina iyo anfacana la garab taagan.
Inkastoo ay jiraan degmoooyin iyo deegaano badan oo xor ah laguna maamulo shareecada islaamka shisheeyaha iyo shaqaaalihiisuna la kulmeen gumaad baahsan hadana weli howsha fari kama qodna oo waxaa hadba sii xoogeysaneysa waxyeelada ka imaaneysa ciidamada jinsyadaha kala duwan ee soomaaliya ku soo duulay.
24 kii bisha 07 2018 ciidamada Kenya ayaa meel u dhah soodin beenaadka ay wadaagaan soomaaliya iyo Kenya kana tirsan gobalka gedo ku kufsaday shan dumar ah oo caano safarsanaya una socday dhanka magalada mandheera ee Kenya gumeysato.
Haweenkaan reer miyaga ah waxaa dhabaha ka leexsaday ciidamada Kenya sida ay noo sheegeen dadka reer baadiyaha ah ee deegaankaas ku nool ooo khadka taleefoonka uga waramay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan.
Gabdhaha ayaa loo qaaday goobo caafimaad iyagoo ka murugeysan falka ciidamada shsiheeyaha ahu kula kaceen.
Reer miyugu waxay sheegayaan in ay ka go’an tahay in ay dagaalaaan waxayna dadka muslmiinta ah ugu baaqeen in loo soo gurmado oo lagu garabsiiyo sidii ay uga xoroobi lahaayeen dowladda Kenya oo dhibaatooyin fara badan ku haysa.
Dhacdadaas waxaa ka horeysay oo ay foodda isku hayeen tilaabo ciidamada Kenya ku gubeen xarun shirikadda isgaarsiinta ee murmuud ku lahayd meel u dhaw soohdin beenaadka waxayna mereg ku dileen ninkii shirikadda wakiilka u ahaa iyo mid kale oo la joogay oo reer baadiye ahaa.
Suldaan ibraahim aadan xuuriye oo ka mid ah hogamaiyaasha qabaa’ilka oo u waramay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan ayaa sharaxaad ka bixiyay dilka Kenya ragaas u geysatay wuxuuna muujiyay sida ay uga xun yihiin.
Todobaad ka hor ciidamada kenya ayaa deegaana haarta cad oo asna xaduud beenaadka u dhaw ka xeystay sadax nin oo dhaalinyaro ah oo midkood aanuu qaan gaarin
Zeynab cabdi muxumed waa hooyada dhashay laba ka mid ahaa wiilashaas oo midna sadax iyo toban jir ahaa midna shan iyo toban jir ahaa.
Wareysi ay la yeelatay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan waxay ku sheegtay in wiiilasha laba mar oo hore ciidamada midba mar ka wateen ayna mid waliba lacag fara badan ku soo furatay laakiin hadda labadoodiba isku mar laga watay nolol iyo geerina aanay ka war qabin.
Zaynaba oo ah hooyo reer baadiye ah waxay waxay u fikireysaa si quman maskaxdeeduna ma bugto waxayna ka bad baaday cudur ay qabaan soomaali badan kuwaasoo aaaminsan in shisheeyuhu qolo gooni ah ugaarsanayo dadka kalena aanuu farasaareyn xilli kumanaan marras ah sanadihii la soo dhaafay horteena uu ku xasuuqay.
Waxay sheegtay in ninka ka tirsan xarakada shabaabul mujaahidiin iyo ninka kale ee soomaaliga ah kenyaatiga isugu mid yihiin oo aanay u kala duwaneyn.
Suldaan ibraahim aadan xuuriye ayaa dadka soomaaliyeed ee muslmiinta ah ugu baaqay in ay shisheeyaha ku soo duulay iska difaacaan asigoo si gooni ah farta ugu sii goday umadda gedo ku dhaqan.
Dadka soomalaiyeed waa in ay gacmaha is qabsadaan oo ay u istaagaan in ay difaacdaan diintooda, dalkooda iyo sharaftooda
Halkaan ka dhegeyso warbixinta kufsiga iyo afduubka ciidanka kenya geysteen
Radioalfurqaan.com