HomeAll newsBarnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Shirkii Brussels. (Dhageyso)

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Shirkii Brussels. (Dhageyso)

Barnaamijka Diiradda JImcaha oo alaaba lagu falanqeeyo qodobka todobaadka ugu weyn ayaa waxaa maanta diiradda lagu saaray shirkii usbuucan ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljamka.

Waxaa marti ku ahaa dad waaya arag ah islamarkaana la socday shirka iyo habka uu u dhacayay, waxaana si gaar ah la isku dul taagay qodobadii ugu waaweynaa ee shirkaasi kasoo baxay.

Ku Dhageyso Tayo Sare Barnaamijka Diiradda Jimcaha MP3

Ku Dhageyso Tayo Dhexe Barnaamijka Diiradda Jimcaha MP3

 

 

 

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular