HomeAll newsCiidamo katirsan Al-Shabaab Oo Gaaf-wareegaya Muqdisho iyo Dagaal culus oo Socda.

Ciidamo katirsan Al-Shabaab Oo Gaaf-wareegaya Muqdisho iyo Dagaal culus oo Socda.

Waa ciidamo katirsan Mujaahidiinta.

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday ciidamada dowladda federaalka ee ku sugan Siinka-dheer iyo Calamada oo kamid ah deegaannada dhaca duleedka magaalada  Muqdisho.

Dagaallada oo ah kuwa culus, islamarkaana rasaasta la isku adeegsanayo laga maqlayo deegaanno kabaxsan goobta dagaalka ayaa billowday goordhow.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa sida muuqata waxay si wanaagsan usoo qorsheeyeen weerarkan, waxaana ciidamada dowladda lagu kediyay rasaasta.

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gaaf wareegay duleedyada magaalada Muqdisho, waxaana baqdin ay soo wajahday ciidamada dowladda iyo mas’uuliyiintooda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular