Barnaamijka diirada jimcaha ee todobaadlaha ah waxaa maanta looga hadlay duulaanka dhaqaalle ee uu wajahayo dalka Soomaaliya iyo ujeedada ka danbeysa.
waxaa ka qeybgalay Cabdullaahi Maxamed Maxamuud,Cabdalla Cali cadceed iyo Cabdullaahi Maxamed Geelle.