Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah.
Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah.
Assalaamu-caleykum ww. Waxaan walaalaha Alfurqaan ka codsanayaa inaad gabayada barnaamijyada sida dhuuxa aad kusoo qaadataan aad cod ahaan kaligood usoo galisaan. Baraha bulshada in lagu faafiyo oo ay ummadda wacyi galin u noqdaan ayaa Suurowda. Gabay muhiim ah ayaa barnaamijkan caawa ku jira kuwo kalena horay baan uga dhagaystay. Soo jara oo soo galiya In shaa allaah. Jazaakumulaahu-kheyran, shaqo wanaagsan baad haysaane.