HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Canshuurta Xad Dhaafka Ah Ee...

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Canshuurta Xad Dhaafka Ah Ee Muqdisho.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhim ah.

Maanta waxaa lagu falanqeeyay culeyska dhanka canshuurta ah ee ay DF kusoo rogtay ganacsatada magaalada Muqdisho Muqdisho.

Barnaamijka waxaa marti ku ah aqoonyahan dhanka dhaqaalaha ah, ganacsade iyo nabadoon kamid ah wax garadka gobolka Banaadir.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 23 02 2018

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular