HomeAll newsDhageyso Qoys Kenyaati Ah oo Uhuru Ku Dhaliilay In Uusan Ka Naxayn...

Dhageyso Qoys Kenyaati Ah oo Uhuru Ku Dhaliilay In Uusan Ka Naxayn Wiilkooda oo Maxbuus U Ah Al-Shabaab.

Qoys kenyaati ah oo uu kasoo jeedo nin sarkaal ah oo sida ay sheegeen kamid ah maxaabiistii ay Xarakada Al-Shabaab ku qabatay dagaalkii Ceel-cadde ayaa eed kulul u jeediyay madaxweynaha dalkooda Uhuru.

Waxay sheegeen inuusan marnaba u dhaqaaqin sidii uu Al-Shabaab ula hadli lahaa si wiilkooda loo sii daayo iyagoo ku cataabay in jecel yihiin wiilkooda kuna bixinayaan wax walba oo ay awoodaan si ay mar uun dhaayaha u saaraan.

Haddaba Hoos Ka Dhageyso Warbixinta.

Halkan Ka Degso Warbixin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular