Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu muhiimsanaa iyo wareysiyo dhinacyo kala duwan lala yeesho.
Ku Dhageyso Taye Sare Dhuuxa wareysiyada 08-01-2017
Ku Degso Tayo Dhexe Dhuuxa wareysiyada 08-01-2017.
Beelaha kufriga diidayee bixiyey maalkooda
Geesiyada bareeroo birmaday oo buntuqa qaatay
Balanqaadka niman kee dhigee beenta laga dhawray
Niman kaan bakhayline hantida bixiyey oo dhiibay
Niman kaa kufriga balagta dheer diiday inu baado
Niman kaa bireeyee dilee booca kala gooyey
Bidahaa nasaarada ragaa boohin uga keenay
Niman kaa banjariyee kufriga baaska qabad siiyey
Bagaag wayn adoontii ragaa booca kala gooyey
Ilaahow bishaaraday wadaan aanay naga baaqan
Ilaahow xanuun kiyo bushiga baahay naga suuli
Ilaahow bulshada noomidee gaalku kala beegay