HomeAll newsDiiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Mowduuc Dhaqaale oo Muhim U Ah Islaamka....

Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Mowduuc Dhaqaale oo Muhim U Ah Islaamka. (Sawirro+Dhageysi)

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhim ah.

Usbuucyadii lasoo dhaafay waxaa wilaayaadka islaamiga ah ka socday qeybinta Sakada xoolaha iyadoo la bixiyay 24,654 Neef oo la siiyay dadkii uu Allaah xaqa u siiyay.

Haddaba waxaa mowduuca lagu lafa guray qodob ah: “Haddii uu qof walba oo ay Sako ku waajibtay iska bixiyo ummada muslimka ah ma gaari kartaa isku filnaasho oo maka maarmi kartaa gacmo shisheeye”

Barnaamijka waxaa ka qeyb galay qaar kamid ah culimada diinta islaamka iyadoo dhageystayaashuna ay mowduucan kasoo dhiibteen aragtidooda.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah

HOOS KA DAAWA SAWIRRADA QAAR KAMID AH DADKII SAKAWAADKA LA SIIYAY

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular