Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa wali si hab sami leh uga soconaya qeybinta Sakada Xoolaha sida uu ku waramayo wariye Maxamad Muudey oo maalmahan ku socdaalayay.
Boqollaal neef oo u badan Geel iyo Ari ayaa waxaa laga qeybiyay degmada Jannaale, degaanka Doomburaale oo hoos taga Qoryooley iyo degaanka Tooratoorow.
Zakada ayaa waxay kamid tahay arkaanta shanta ah ee islaamka taasoo ri rasmi ah uga dhaqan gashay wilaayaadka islaamiga ah ee ay maamusho Xarakada Al-Shabaab. Sakada waxaa laga qaadaa dadka hodanka ah waxaana lagu celiyaa kuwa fuqarada ah.