HomeAll newsGudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada DF oo Aabihii Lagu Dilay Muqdisho.

Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada DF oo Aabihii Lagu Dilay Muqdisho.

Mas’uul ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa caawa fiidkii waxay rag hubeysani ku toogteen magaalada Muqdisho kaasoo lagu magacaabi jiray Cali Nuur Shuute.

Cali oo ah aabaha dhalay gudoomiyaha Maxmadda sare ee dowladda kana tirsanaa waaxda dhul bixinta ee dowladda ayaa waxaa dilkiisa inoo xaqiijiyay dad goob joogayaal ah iyo xubno ka tirsan dowladda.

Sidoo kale war rasmi ah oo kasoo baxa Xarakada Al-Shabaab ayaa waxaa lagu xaqiijiyay dilka Cali Nuur iyo in mas’uuliyadda weerarka ay iyagu ka dambeeyaan.

Gudoomiyaha Maxkamadda sare oo aan la xiriirnay inooma suura galin inuu Telefoonka inaga qabto kaasoo dhawaan kasoo muuqanayay warbaahinta la iska arko.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular