HomeAll newsMuwaadiniin Kenyaati ah Oo lagu dilay Laamu.

Muwaadiniin Kenyaati ah Oo lagu dilay Laamu.

Wararka ka imaanaya gobolka xeebta dhaca ee Laamu, ayna leeyihiin muslimiinta balse dowladda Kenya ay xooga ku heysato ayaa ku waramaya in howlgal lagu dilay dad Nasaaro ah uu ka dhacay gobolkaas.

Sida aan ku heleyno warar nasoo gaaraya waxaa la dilay labo nin Oo Kirishtan ah, kuwaas oo ku safrayay wadooyinka gobolka Laamu.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa jidka u galay ragan oo ku safrayay gaari nooca xamulka ah, waxaana markii ay dileen kadib ay mujaahidiintu gubeen gaariga.

Dilka labadan nin ee Nasaarada ah ayaa imaanaya iyadoo dadka Nasaarada ah ay u dabaal degayaan ciida Kirismiska ee dhamaadka sanadka miilaadiga, waxaana sanadkan cabsi iyo qal qal ku ciidaya nasaarada Kenya, iyadoona Kirishtaan badan ay cabsi darteed kaga baaqdeen ka qeybgalka munaasabada noocan ah.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sii dardar gelisay howlgallada jihaadiga ah ee ay ka wado gudaha dhulka muslimiinta ee Kenya xooga ay ku heysato, waxaana mar weliba la maqlaa howlgal khasaare dhaliyay oo halkaas ka dhacay.

(Modafinil)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular