Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan.
Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen Abuu Salmaan, wuxuuna kaga hadlayaa Sida Cumar uu ku dooran jiray dadka uu mas’uuliyada u dhiibo.
Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido 18 iyo Sheykh Xasaan Xasaan Xuseen Aadan.
Asc dhamaan waan idin salaamay weriyaasha alfurqaan iyo maamulkeeda intaas kadib walaala yaaal waxaa igu adkaaday in San webka alfurqaan wax ka download gareesto mahad sanidiin