HomeAll newsDaawo Sawirro: Dadkii Maraykanku Ku Laayay Deegaanka Daaru-Salaam ee Shabeellaha Hoose.

Daawo Sawirro: Dadkii Maraykanku Ku Laayay Deegaanka Daaru-Salaam ee Shabeellaha Hoose.

Waxaa la helay Sawirro muujinaya xasuuqii Xalay Diyaaradaha Maraykanka ay ka geysteen deegaanka Daaru-Salaam ee gobolka Shabeellaha hoose, halkaas oo ay ku dileen 3 Ruux oo Beerahooda ka shaqeysanayay.

Sawirrada qaar ayaa ah ku naxdin badan islamarkaana aysan Indhahaagu si fiican ugu qaban karin, Argagaxa ay leeyihiin dartood.

Dadka Qaar  wuxuu Gantaalku kaga dhacay Maskaxda iyo madaxa, waxaana banaanka kusoo dhacay maskaxdooda.

Dowladda Maraykanka ayaa duqeymo waxay ka wadaa gobollada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxayna si isku mid ah u beegsataa Shacabka iyo Mujaahidiinta.

Hoos Ka daawo Sawirrada. 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular