HomeAll newsShaqaale Turki iyo  Jarmal ka kooban Oo Lagu Afduubtay dalka Liibiya.

Shaqaale Turki iyo  Jarmal ka kooban Oo Lagu Afduubtay dalka Liibiya.

Kooxo hubeysan oo aan heebtooda la aqoonsan ayaa dalka Liibiya waxya ku afduubteen shaqaale u shaqeynayay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo ka howlgala wadanka Liibiya.

Shaqaalaha la afduubtay waxay tiradoodu gaareysaa illa iyo 4 Ruux, 3 kamid ah waxay kasoo jeedaan dalka Turkiga halka midka Afaraadna uu kasoo jeedo dalka Jarmalka.

Dhamaan dadkan la afduubtay waxay ka howlgalayeen shirkad koronto oo ku taalla magaalada Oobaari ee koonruta wadanka Liibiya.

Gudoomiyaha magaalada Afduubka uu ku dhacay ee Oobari oo warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay in illaa iyo hadda aysan garaneynin waxay yihiin ciidamada afduubay shaqaalaha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular