HomeAll newsWeerar ka dhacay Naijeriya Oo Lagu dilay Askar  Booliis ah.

Weerar ka dhacay Naijeriya Oo Lagu dilay Askar  Booliis ah.

Saraakiil katirsan booliiska dalka Naijeeriya oo la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa shaaciyay in 13 Askari oo katirsan Ciidamada Booliiska lagu dilay weerar ka dhacay wuqooyi bari dalkaas.

Sida Booliisku sheegayaan, qof watay jaakad qaraxda ayaa magaalada Medaguuri ku dilay 13 Askari oo Booliis ah, iyadoona ay jiraan tiro kale oo dhaawacantay.

Waa weerarkii ugu xooganaa oo bilooyinkii ugu dambeeyay ka dhacay dalka Naijeeriya oo ay ku dagaalamayaan ciidamada Xukuumadda dalkaas iyo Jamaacaad kasoo horjeeda jiritaanka dowladda uu hogaamiyo Bukhaari.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular