HomeAll newsQarax Dhimasho Sababay oo ka dhacay Degmada Bardaale ee gobolka Baay.

Qarax Dhimasho Sababay oo ka dhacay Degmada Bardaale ee gobolka Baay.

Sida ay xaqiijinayaan Goob joogayaal ku sugan degmada Bardaale ee gobolka Baay waxaa Qarax culus lagu weeraray saraakiil iyo ciidamo katirsan maamulka Koonfur Galbeed, kuwaas oo ku sugnaa degmada Bardaalay.

Qarax oo Jugtiisa laga maqlay dhamaan Xaafadaha Bardaale ayaa lala eegtay goob uu ka socoday kulan dhexmarayay Saraakiil katirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Dhimasho iyo Dhaawac ayaa lasoo warinayaa inuu sababay qaraxaas, inkastoo tirada dhabta ah weli aysan helin Idaacadda Al-Furqaan.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular