HomeAll newsaqoon yahan sheegay in farmaajo ku dhacay dabin aanuu awooduu uga baxa...

aqoon yahan sheegay in farmaajo ku dhacay dabin aanuu awooduu uga baxa lahayn

madaxweynaha dowladda federaalka ah ee shisheeyuhu dhisay maxamed cabdulaahi farmaajo wuxuu wajahayaa caqabado badan oo mid waliba culeyskeeda leedahay.

muddo aan sanad dhameyn oo uu kursiga ku fadhiyay waxa uu la kulmay dharbaaxooyin badan oo dhanka siyaasadda ah.

reer galbeedka ayaa farmaajo kursiga ku fariisiyay iyadoo lagu bedelay xasan sheekh maxamuud oo afar sano jagadaan horay u hayay.

hadaba aqoon yahan ibnu muflix o arimaha siyaasadda ee dalka la socda ayaa Radio alfurqaan uga waramay xaaladda murugsan eee farmaajo wajahayo.

Halkaan ka dhegeyso wareysiga Ibnu Muflix

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular