HomeAll newsDhegeyso:- maxaa laga faa'iiday duulaankii bariire lagu soo qaaday ?

Dhegeyso:- maxaa laga faa’iiday duulaankii bariire lagu soo qaaday ?

Ciimada dowladda federaalka ah, kuwa maraykanka iyo kuwa ugandha ayaa muddo laba bilood laga jooga qabsaday deegaanka bariire ee gobalka shabeelaha hoose ,aakhirkiina ciidanka soomaalida oo looga tegay ayaa habeen hore xilli dambe cagaha wax ka dayay iyagoo aaday dhanka magaalada muqdisho.

ciidamada soo duulay ayaa intii halkaa ay joogeen waxay xasuuqeen dad ka midkaa ahaa shacabka deegaanka oo qaarkood beeraley ahayeen.

xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaa xoojisay weerarada ay ciidamadaas ku qaadeyso iyadoo laba todobaad ka hor xaasuuq daran u geysatay ciidamada soomaalida h ee maraykanka la shaqeeya ee bariire la keenay waxaayna halkaa ku dishay ku dhawaad boqol askeri.

hadda bariire waxaa gacanta ku haysa xarakada mujaahidiinta alshabaab waxaana bulshada deegaanka oo horay u qaxday bilowday in ay guryaheeda dib ugu soo noqoto.

hadaba maxaa laga faa’iiday duulaankiii aad loo maalgeliyay ee bariire lagu soo qaaday?

Radio alfurqaan waxa uu idiin soo gudbinayaa warbixin dheer oo arintaas lagu falanqeynayo.

Halkaan ka dhegeyso warbixinta maxaa laga faa’iiday duulaankii bariire lagu soo qaaday

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular