Xubinta Faa’iido waa xubin kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan.
Xalqada labaad ee Silsiladan waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan, wuxuuna kaga hadlayaa wanaagii Saxaabada Rasuulka SCW.
Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido 3 iyo wanaagii Saxaabada Rasuulka SCW.