HomeAll newsCiidamada Shisheeye oo Gaari Looga Gubay Duleedka Muqdisho.

Ciidamada Shisheeye oo Gaari Looga Gubay Duleedka Muqdisho.

Qarax xoogan oo si weyn loo maqlay ayaa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ee caasimadda ah, kaas oo lala eegtay mid kamid ah gawaarida dagaalka ee Ciidamada Shisheeyaha.

Qaraxa oo ahaa nooca wadada lagu aaso ayaa ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha, waxaana lala helay mid kamid ah gawaarida ciidamada Shisheeye.

Gaariga uu qaraxu haleeley ayaa gebi ahaanba burburay, waxaana uu daqiiqado hakad ku yimid socodka Ciidamada Shisheeyaha.

Ciidamada Shisheeye ee Soomaaliya jooga ayaa qaati ka taagan isu socodka deegaannada ay joogaan, waxaana wadooyinka ku ugaarsada ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Kufaartii dhulkaan timid rasaas dhuunta lagu gooye
    Dhiigoodu waw sahay markay dhuuni raad shaane
    Dhufays kiyo halkay dagan yihiin dhaawac baw yaale
    Dhiasadu xuduud male haday yare dhaqaaqaane
    Dhalin geesyaa helay misana dhiiranoo kulule
    Dhulka malihid darwiish kaa lahaa gaalkadhora lehe
    Dhalyo weeye msoomaali iyo dhuux walaalaahe
    Dhakuus yada ugaandhiisa iyo dhidaradaa muuqda
    Burundiga dhukaan kaa ahee wadadhamiijaysan
    Wayaanada dhafoorada xunliyo faanji dhooqaysan
    Dhurwaayada sawaxli kurtod dhuunta laga gooye
    Maantana amriikaan dhan gaxay dhiig bax saw ma aha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular