HomeAll newsDhallinyaro Shaqo Udoontay DF oo Waxaan Afku Karin Lasoo Kulmay Iyo Aqoonyahan...

Dhallinyaro Shaqo Udoontay DF oo Waxaan Afku Karin Lasoo Kulmay Iyo Aqoonyahan Ka Hadlay (Dhageyso)

Muddo aan fogeyn wuxuu ra’iisulwasaaraha DF-ka Xassan Cali Kheyrre ku dhawaaqay in uu shaqo siinayo kun dhallinyaro ah, waxaana soo baxday in dadkii fara ku tiriska ahaa ee ku dhiiraday arrintaas la hor dhigay shuruudo aad u fool xun.

Halkan waxaan idinku soo gudbineynaa qof shaqo u doontay DF oo arrintaasi faah-faahinaya iyo aqoonyahan is-dul taag ku sameynaya.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa horay uga digtay shaqooyinka ay ballan qaaday DF oo ujeedadoodu tahay in dhallinta lagu bah-dilo lagana dhigto sirdoon laamiyada fariista, waxaana iyadoo ay sidaasi ahayd shaqadaasi lagu xiray shuruudaha aad maqli doontaan, iyadoo uu us-dul-taag ku sameynayo aqoonyahan Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Shuruudaha Ku Xidhan Shaqada DF.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. koleey waxaan ula talin lahaa dhalanyarada walidiintooda ineey Ka reebtaan caruurtooda melaha caloshoot ushaqeeysta yasha hadii kale waxay lakulamaayan wax yabo dhib baan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular