HomeAll newsJeneraal Sare Oo katirsan Dowladda Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

Jeneraal Sare Oo katirsan Dowladda Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

Caawa fiidkii ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa magaalada Muqdisho waxay ku toogteen sarkaal sare oo katirsan dowladda federaalka.

Jeneraal Maxamed Yare oo katirsanaa Saraakiisha sar sare ee milliteriga dowladda ayaa rag katirsan Mujaahidiinta waxay caawa ku toogteen xaafadda Silig Ameerikaan ee degmada Wadajir magaalada Muqdisho.

Daqiiqado kadib markii Iqtiyaalka uu dhacay, waxaa goobta soo gaaray ciidamo katirsan dowladda oo qaaday meydka Jeneraalka.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa durba sheegtay mas’uuliyadda dilka Jeneraalkan.

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular