HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha 02-01-1439Hijri

Dhageyso Diiradda Jimcaha 02-01-1439Hijri

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato mowduuc muhim ah oo taagan islamarkaana mudan in la falanqeeyo.

Usbuucan waxaa lagu soo qaatay dhacdooyinka sannadkii tahay ee 1438.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan waxay tirakoobtay dhacdooyinkii ay sannadkaas baahisay sida:- dagaalada iyo khasaarahooda.

Sidoo kale waxaa lagu soo gudbiyay tirakoobka mashaariicda horumarineed ee wilaayaadka islaamiga ah iyo arrimo kale oo muhim ah iyadoo uu barnaamijka marti ku ahaa Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab SHEEKH C/CASIIS ABU MUSCAB. Intaa waxa dheer oo Diiradda Jimcaha qeyb ka ahaa dhacdooyinka sannadkii tagay caalamka ka dhacay kuwoodii ugu waaweynaa.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah 02-01-1439 

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah 02-01-1439

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular