Qaar kamid ah culimada diinta islaamka ayaa ka hadlay xukunka nin ku sugan magaalada Gaalkacyo oo meel uga dhacay sharafka Nabigeena Muxamad صلي الله عليه وسلم ninkaas oo sawirka nin kale ku tilmaamay inuu Nabiga yahay!
Culimada Ictisaam ee ka hawl gala Puntland wali wax war ah kama soo saarin ninkan ku xad gudbay cirdiga Nabiga صلي الله عليه وسلم taa badalkeedana waxay amaaneen ciidamada shisheeye ee kusoo duulay wadanka iyagoo ku sheegay mus’ta’miniin (dad magan galyo la siiyay)
Haddaba waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warbixin aanu ka diyaarinay wareysiyo iyo cadad kala duwan oo qeyb ka ahaa barnaamijka Dhuuxa wareysiyada.




