Xildhibaan C/waaxid Cilmi Goon Jeex oo kamid ah baarlamaanka ayaa sheegay in wadanka Soomaaliya uu gumeysi ku jiro, walibana uu marayo meel halis ah.
Wuxuu soo qaatay sadax dhacdo oo uu kula kulmay xerada Xalane, Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo iyo meelo kale, waxaana la yaab leh in uu isagu ku qanacsan yahay in dal noocaas ah oo xildhibaan ka ahaado, lana shaqeeyo oo ay waardiyeeyaan dadka uu gumeystaha ku tilmaamayo!