HomeAll newsAl-Qaacida Oo Bogaadisay Maamul Wanaaga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(Dhagayso)

Al-Qaacida Oo Bogaadisay Maamul Wanaaga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(Dhagayso)

Sheykh Ayman Al-Dawaahiri amiirka guud ee Al-Qaacida ayaa soo diray fariin uu kaga hadlayo thuquurta uu Jihaadku ka socoda ee daafaha dunida, gaar ahaan saaxaadka ay ka howlgalaan faracyada Al-Qaacida.

Kalimadan waxaa Ciwaan looga dhigay Fariimaha Thuquurta, waxaana la dhageysan karaa qadar 6 daqiiqo iyo dhowr second.

Dalalka uu soo hadal qaaday waxaa kamid ah  Maqribul Islaam, Qaarad U ekaha Hindiya, Bariga Africa oo ay Soomaaliya ku jirto iyo Jaziiratul Carab.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayuu si gaar ah ugu amaanay maamul wanaaga, faafinta Cilmiga sharciga, iyo sida ay Qabaa’ilka Soomaaliyeed uga qeybgeliyeen halganka ka socoda dalka.

Hoos Ka dhagayso Warbixin iyo Tarjamada Kalimadda Sheykh Ayman.

Halkan ka dhagayso Warbixin iyo Tarjamada Kalimadda Sheykh Ayman iyo Wariye Haashim

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular