Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuc muhim ah oo taagan. Usbiican waxaa lagu lafa guray Itoobiya oo ay dalkeeda dagaallo iyo kacdoonno ka holcayaan iyo waxa u sababta ah in dowlad dhibkaas qabta ay Soomaalidu u hogato.
Waxaa ka qeyb galay dad aqoon durugsan u leh mowduuca, waxa kale oo lagu soo qaatay war-bixin muhim ah, wareysiyo iyo codad kala duwan oo shacab iyo DF isugu jira.