HomeAll newsDood Kulul oo Ku Saabsan Arrinta Qalbi Dhagax oo Dhex Martay Dr....

Dood Kulul oo Ku Saabsan Arrinta Qalbi Dhagax oo Dhex Martay Dr. Xanafi Iyo Nabadoon Xaad. (Dhageyso)

Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee sida weyn uga soo hor jeedo in muwaadiniinta Soomaaliyeed loo gacan galiyo Xabashida Itoobiya iyo Nabadoon Maxamad Xassan Xaad oo la dacsan dhiibistii qalbi dhagax ayaa waxaa dhex martay dood kulul oo xalay ka baxday war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan.

Doodan ayaa waxaa laga dhex helayaa xogo ku saabsan waxa Xaad ku kallifay inuu taageero danaha Xabashida iyo arrimo kale oo muhim ah oo kallifay in gabagabadii uu si aad ah u caroodo.

Halkan Ka Degso Dooda Dr Xanafi iyo Xaad

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular