Barnaamijka dhuuxa waxaa caawa ku baxay qodobo ay kamid yihiin Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo aan ka waraysanay sababta uu ubaaqday kal fadhigii baarlamanka,Suldaan Garyare oo ka hadlay Gumaadka ka socda Barma iyo waxa ay yihiin Muslimiinta Rohingiya iyo qodobo kale.