HomeAll newsSawirro: Al-Kataa'ib Oo Filim kasoo saartay Dagaalkii Golweyn Ee Lagu Laayay Ciidamada...

Sawirro: Al-Kataa’ib Oo Filim kasoo saartay Dagaalkii Golweyn Ee Lagu Laayay Ciidamada Yugandha.

Mu’assasada Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow baahisay filim xiiso badan oo lagu soo bandhigayo howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha Soomaaliya iyo dhulka ay Kenya gumeysato.

Filimkan oo soconaya inkabadna 30 Daqiiqo waxaa ugu horeyn lagu soo gudbinayaa macrakadii bishii July ka dhacday deegaanka Golweyn, taas oo lagu laayay ciidamo Yugaandhees ah oo ku safrayay inta u dhexeysa Buula-Mareer iyo Golweyn.

Wuxuu sidoo kale Filimka soo bandhigayaa dagaallo ay Mujaahidiintu ku qaadeen magaalooyinka Ceel-Waaq, Afgooye, Tixsiile iyo Goof-Guduud, iyadoona intaas ay dheertahay qaraxyo lala beegsaday gawaarida ciidamada Shisheeyaha ee isaga kala gudbaya deegaanka ay xooga ku joogaan.

Hoos Ka Daawo Sawirro Filimka aan kasoo jarnay.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular