HomeAll newsAskar katirsan Maamulka Axmed Madoobe oo lagu dilay Jubbooyinka.

Askar katirsan Maamulka Axmed Madoobe oo lagu dilay Jubbooyinka.

Ciidamo katirsan maamulka Axmed Madoobe ee ku daaban Shisheeyaha ayaa lagu dilay Qarax ka dhacay inta u dhexeysa deegaannada Yoontooy iyo Buula-guduud ee duleedka magaalada Kismaayo.

Ciidamo katirsan Mujaahidiinta ayaa Qarax ku aasay hareeraha wadada, waxaana malleeshiyaadka Axmed Madoobe isku dayeen iney kala fur furaan miinada, balse waa lagu qarxiyay.

Ugu yaraan 3 Askari ayaa goobta ku quur baxday, waxaana maydadkooda halkaas ka qaaday ciidamadii kale ee badbaaday.

Qaraxan ayaa dhacay habeenimadii Xalay, waxaana xogtan inoo xaqiijiyay ilo lagu kalsoonaan karo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular