Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta gacanta ku dhibtay afar gaari oo qeyb ka ahaa ol’olaha doorashada madaxtinimada Kenya iyo dadkii saarnaa.
Gaadiidkan ayaa waxaa laga qabtay xad beenaadka, waxaana ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay inoo xaqiijiyeen iney ku jiraan gacanta Xarakada Al-Shabaab.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabkooda war-baahineed ay soo bandhigtay muuqaalka gaari kale oo qeyb ka ahaa ol’olaha doorashada oo ay la wareegeen mujaahidiinta.
Alllaaaaaaaaahu akbar