HomeAll news6-Askari oo Ciidamada Burundi Looga Dilay Shabeellaha Dhexe.

6-Askari oo Ciidamada Burundi Looga Dilay Shabeellaha Dhexe.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday ciidamada Shisheeyaha gaar ahaan kuwa Burundi oo ku sugnaa deegaan lagu magacaabo Cali Fooldheer oo hoostaga degmada Mahadaay ee Shabeellaha dhexe.

Macluumaad la helayo waxay ku waramayaan in Ciidamada Shisheeyaha la gaarsiiyay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, halka Mujahaidiintu gubeen gawaari dagaal.

Ugu yaraan 6 Askari oo Burundes ah ayaa la dilay, halka Mujaahidiintu ay gubeen 2 Gaari.

Dagaalka ayaa ahaa mid culus islamarkaana si weyn looga maqlay deegaannada baadiyaha ee ah ka ag dhow Cali Fooldheere.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular