Walaalaha aynu jecel nahayow, halkan waxaan idiinku soo gudbineynaa war-bixino taxane ah oo aanu ku milicsan doonno boobka ba’an ee lagu hayo kheyraadka ummada Soomaaliyeed bad iyo bari intaba.
Halkan Ka Degso Qeybta 1-aad ee Boobka dhaqaalaha Soomaaliya