HomeAll newsIndheer Garad “Dalka Ugandha Ma Gooyo Xasuuqa Ciidamadiisu Soomaaliya Ka Geysteen” (Dhageyso)

Indheer Garad “Dalka Ugandha Ma Gooyo Xasuuqa Ciidamadiisu Soomaaliya Ka Geysteen” (Dhageyso)

Qaar ka mid ah indheer garadka Soomaaliyeed ayaa bogaadiyay weerarkii ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab isniintii la soo dhaafay ku laayeen in ka badan 50 Askari oo Ugandha u dhashay, kadib dagaal xoog leh oo ka dhacay deeganka Golweyn ee gobalka Shabeelaha hoose.

Nabadoon Cabdulaahi Ansaari iyo nabadoon Maxamed Jimcaale Khayre ayaa si qota dheer u falanqeeyay xasuuqa iyo dhabatooyinka kale ee ciidamada Uganda Soomaaliya ka geysteen tobankii sano ee la soo dhaafay, waxa iminka ku dhacayna ay mudnaayeen.

Waxay sheegeen in dalka Ugnadha aanuu goyn xasuuqa ciidankiisu Soomaaliya ka geysteen. Waxay hoosta ka xariiqeen in Uganda dad badan laysay kuwana dhaawacday isla markaana beerihii qaar geed miroodkii ka jartay kuwana dhufeysyo ka dhigatay.

Dadka Somaaliyeed ayay ugu baaqeen in ay fadhiga ka kacaan maadaama wadanka shisheeye kala duwan ku soo duulay lana damacsan yahay dhibaatada maanta uu geystay mid ka daran.

Halkan Ka Degso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular