Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka war-baahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay qeybta labaad ee wareysiga Axmad Imaan oo kamid ah mujaahidiinta kasoo tagay Kenya.
Xalqadan oo ay tarjuntay idaacadda islaamiga ah ee Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxay ku saabsan tahay wax yaabaha ay wadaadaha dowladda ku marin habaabiyaan bulshada, waxaana jira cadeymo uu soo bandhigayo kuna muujinayo waaqica dhabta ah iyo waxa la gudboon muslimiinta Kenya.