HomeAll newsDEG-DEG: Qarax culus oo ka dhacay Muqdisho.(Sawirro)

DEG-DEG: Qarax culus oo ka dhacay Muqdisho.(Sawirro)

Qarax aad u culus, lagana maqlay degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa goordhow ka dhacay wadada mashquulka badan ee Makka Al-Mukarrama.

Qaraxan oo warar kala duwan ay kasoo baxayaan ayaa Goob joogayaal waxay inoo sheegeen inuu ahaa mid aad u culus.

Qiiq iyo Uuro madow ayaa laga arkayaa wadada, waxaana xiran dhaq-dhaqaaqa dadka.

Wixii Soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular