Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mawaadiic muhim ah oo markaas laga hadlayo taagan, ama waxaa lagu soo gudbiyaa mowduuc cilmi ah oo bulshada u faa’iideynaya.
Maanta xiiso gaar ah ayuu leeyahay.
Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha