HomeAll newsDaawo Al-kataa’ib oo Filim Ka Diyaarisay Khasaaraha Kenya Kasoo Gaaray Duullaanka Soomaaliya...

Daawo Al-kataa’ib oo Filim Ka Diyaarisay Khasaaraha Kenya Kasoo Gaaray Duullaanka Soomaaliya Tan Iyo Sannadkii 2011.

Xilli ay soo dhow dahay doorashada madaxtinimada ee wadanka Kenya ayay mu’asasada Al-kataa’ib baahisay Vedio cusub oo ku saabsan khasaaraha ay Kenya ka dhaxashay duullaankeeda Soomaaliya.

Muuqaalkan oo soconaya muddo ku dhawaad 40 daqiiqo ah ayaa waxaa lagu soo qaatay diraasaas ay hey’ado kala duwan ka diyaariyeen khasaaraha Kenya. Si lamid ah waxaa kasoo muuqanaya siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan dowladda dalkaas oo sheegaya iney waxba ka faa’iidin duullaankooda.

Hoos Ka Daawo Labada Nooc Ee Filimka (Soomaali&Engilish)

https://www.youtube.com/watch?v=C4ZN5u8GXtk

https://youtu.be/WStMugXKIv8

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular