HomeAll newsDhagayso: Wiil uu dhalay Amiirka Dhaalibaan oo howlgal Nafhurnimo ka fuliyay Afqaanistaan.

Dhagayso: Wiil uu dhalay Amiirka Dhaalibaan oo howlgal Nafhurnimo ka fuliyay Afqaanistaan.

Dalka Afqaanistaan waxaa ka socoda howlgallo waaweyn oo ay fulinayaan ciidamada Imaarada Islaamiga, waxaana maalmihii ugu dambeeyay dhacayay howlgallo waaweyn oo lagu naafeeyay ciidamada Maraykanka iyo xulafadooda.

Tobanaan Askari oo Ameerikaan ah ayaa tan iyo Isbuucan lagu dilay gobollada kala duwan ee Afqaanistaan.

Hoos ka dhagayso Warbixin aan ku eegeyno howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka Afqaanistaan.

Istish-haadiga uu dhalay Amiirul Mu’miniin.

Halkan ka dhagayso Warbixin dagaalladii ugu dambeeyey ee  dalka Afqaanistaan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular