HomeAll newsMasjid Weyn oo laga dhisay Jawaarey.(Maqal+Sawir)

Masjid Weyn oo laga dhisay Jawaarey.(Maqal+Sawir)

Deegaanka Jawaarey oo Hoostaga Degmada Saakow ee Jubada Dhexe waxaa laga furay Masjid weyn oo ay markiiba ku dukan karaan in ka badan Kun qof.

Dadka deegaanka ayaa aad ugu farxay masjidka laga furay deegaankooda.

Masjidka Alhudaa waxaa dhisidiisa ka qeybgalay Dad Muxsiniin ah.

Fadli badan ayaa laga helayaa in la dhiso ama laga qeyb qaato dhisitaanka Beytka Allaah.

Sheekh Cismaan Shire oo kamid ah  Culimada diinta islaamka ayaa faafaahin ka bixiyay dhisitaanka Masjidka iyo Qarashka ku baxay.

HALKAAN KA DHAGEYSO WARBIXINTA.

Hoos Ka Daawo Sawirada Masjidka.

1

2

3

4

5

6

7

8

11

12

13

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular