HomeAll newsDeg-deg: Wasiirkii arimaha gudaha ee Kenya oo geeriyooday.

Deg-deg: Wasiirkii arimaha gudaha ee Kenya oo geeriyooday.

Warbaahinta Kenya ayaa daabacay dhimashada wasiirkii arimaha gudaha ee dowladda Kenya CS Joseph Nkaissery.

Geerida wasiirka waxaa la shaaciyay saaka oo Sabti ah, waxana uu ku geeriyooday Isbitaalka Karen Hospital ee ku yaala magaalada Nairoobi ee caasimadda wadanka Kenya.

Wasiirka ayaa la sheegay in xanuun deg deg ah uu kusoo booday, islamarkaana uu u cararay Isbitaalka si uu baaritaan isugu sameeyo, balse malakul Mowtka ayaa durba haleelay.

Warbaahinta iyo Shacabka Kenya ayaa aad uga murugsan geerida ku timid wasiirkooda oo qeyb ka ahaa hurinta dagaalka ciidamada Kenya ay kaga jiraan dalka Soomaaliya.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular